Showing posts from March, 2024

5 Tabo Oo Ku Saabsan Aqbalaadda Google Adsense?

Sida Google AdSense lacag cadaan ah looga sameeyo waa mid ka mid ah mawduucyada loogu raadinta badan yahay Google-ka, iyadoo dad badani ay waydiiyaan su’aalo ay ka mid yihiin: Sidee baan Google AdSense lacag uga samayn karaa? Sidee buu Google AdSens…

Fursadaha Shaqo Ee U Fiican Haweenka?

Ma waxaad raadineysaa fursad shaqo oo kuu ogolaaneysa inaad adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqo joogtid aad gaadho ama aad xaqiijiso riyooyinkaaga dhaqaaleed? Qormadani waxaad “Adooneey” ka heli doontaa dhowr fursadood oo shaqo, kuwaas oo suurtagal…

Waa Maxay Graphic Design?

Naqshadayntu ama graphic design-ku wuxuu noqday mid ka mid ah goobaha ugu caansan uguna koriinka fiican ee ina soo mara abid, sababtoo ah waa goob ku salaysan hal abuurnimada, iyo farshaxanka. Waxaana lagu tiriyaa inay tahay mid ka mid ah shaqooyink…

That is All